Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Muddaharaad looga horjeedo Saldhigga Imaaraadka carabta ee magaalada Berbera.

Recommended Posts

Deeq A.   

Tobanaan dibad-baxayaal aha ayaa  shalay buuxiyey bannaanka hore ee safaaradda Imaaraadka magaalada London,kuwaasoo ka caraysan faro-gelinta Imaaaraadka ee dalka yemen,go’doominta Qatar,iyo hirgelinta saldhigyada militari ee Imaaraadku ka samaysanayo Somaliland iyo Eritrea.

Sidoo kale mudaharaadka ayaa lagu dalbanayey in dowladda Imaaraadka ay joojiso taageerada joogtada ah ee ay siiso madaxweynaha Masar Abdel Fattah Al-Sisi.

Mudaharaadka ayaa waxaa soo agaasimay Is-bahaysiga”jooji dagaalka”,waxaana taageerayey ururka xuquuqda carabta ee the Arab Organisation for Human Rights, ururka muslimiinta dalka Britain ee  Muslim Association of Britain iyo kuwa kale.

Sawirro

d-1.jpg?resize=600%2C400ee-2.jpg?resize=600%2C400

a.jpg?resize=600%2C400b.jpg?resize=600%2C400c.jpg?resize=600%2C400d.jpg?resize=600%2C400ee-1.jpg?resize=600%2C400ff.jpg?resize=600%2C400

Xigasho  https://www.middleeastmonitor.com
PUNTLAND POST

The post Sawirro: Muddaharaad looga horjeedo Saldhigga Imaaraadka carabta ee magaalada Berbera. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this