Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo: Madaxweyne Gaas oo ka warbixinaya shirka Amniga Qaranka ee magaalada Muqdisho.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Puntland ayaa magaalada Muqdisho  kaga qaybgelidoonaa shirka amniga qaranka, shirkaas oo ay kasoo qayb geli doonaan madaxda maamul goboleedyada iyo Dawladda federaalka Soomaaliya.

Madaxweyne Gaas ayaa ka warbixiyey arrimaha ugu muhiimsan ee looga hadlayo shirkaas.

Daawo Muuqaalka.

PUNTLAND POST

 

The post Daawo: Madaxweyne Gaas oo ka warbixinaya shirka Amniga Qaranka ee magaalada Muqdisho. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this