Sign in to follow this  
Deeq A.

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Gaas oo u safray magaalada Muqdisho.

Recommended Posts

Deeq A.   

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha dowladda Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa saakay u safray magaalada Muqdisho ee xarunta gobolka Banaadir.

Madaxweyne Gaas ayaa Magaalada Muqdisho u yimid ka qayb galka shirka Amniga Qaranka oo maalinta berrito la filayo inuu ka furmo Muqdisho, maadaama horey heshiiskii ugu dambeeyay uu ahaa in saddexda Decmebre la isugusoo laabto Muqdisho.

Faahfaahin dheeri ah goor dhow la socda

Puntlandi.co m

Garowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this