Mooge Posted December 2, 2017 Puntland ayaa ku wareejisay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya 2,400 oo askeri, kuwaasi oo ka tirsanaa ciidanka difaaca Puntland -Soomaaliya. Ciidamadan ayaa qeyb ka noqonaya heshiis madaxda Qaranka iyo maamul goboleedyada ku gaareen magaalada Muqdisho, heshiiskaasi oo ahaa in ciidamada la isku dhafo maamul walbana uu keeno ciidan dhan 3000, oo askeri. Xafladda wareejinta ciidanka ayaa ka dhacday xerada 54-aad ee magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, waxaana ka soo qeyb galay madaxweyne ku xigeenka Puntland, wasiiru dowlaha wasaaradda gaashaandhigga ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo saraakiil ka kala socotay Puntland iyo dowladda Soomaaliya. Madaxweyne ku xigeenka Puntland Injineer Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku wareejiyeen 2, 400 oo askeri oo ka tirsan ciidanka Daraawiishta Puntland, kuwaasi oo ka mid noqon doona ciidan xoogga Qaranka Soomaalieed, ..Maanta ujeedadu waxa weeye in caalamku u sheegno in ciidanka ka socday Puntland in aan ku wareejinay dowladda Soomaaliya oo wakiil ka yahay wasiiru dowlaha gaashaandhigga, howshan muddo badan ayey soo socotay, waxaan ku faraxsanay in maanta la soo geba-gabeeyo, waxaan wasiirka u sheegayaa maanta laga bilaawo xuquuqda ciidankaasi loo raacayo dowladda Soomaaliya ayuu yiri Madaxweyne ku xigeenka Puntland Injineer Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey Ciidanka Daraawiishta Puntland ayaa ah ciidamo ka qeyb qaata difaaca Puntland iyo la dagaalanka kooxda Al-Shabaab Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted December 2, 2017 niyoow the masliq (snake eaters) boys will be taking the battle to Alshabab terrorists. They need a leader to lead them. Puntland wants to see what farmaajo can do to fight alshabab. if he is sincere and ready to fight the terrible terrorists, Puntland will send more troops to mogadishu. farmaajo hasn't proven he is capable of anything so far, but Puntland thinks he should be given a chance. if he shows leadership and takes the fight to alshabab, people will get behind him. the terrorist enemy must be defeated all Somali people must join together to defeat them. time will tell. for now we pray for these well trained energetic boys. Hafidulaah tacaal. come back home safe inshalah. guul iyo gobanimo. 1 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted December 2, 2017 Good initiative from Puntland. Bravo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted December 2, 2017 That is impressive. How long it took to train these 2400 soldiers?. Maybe they should send some more young recruits to Puntland and train them there. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites