Deeq A. Posted November 29, 2017 Iskusoo bax lagu soo dhawaynayo dhalashada Nabigeena Muxamed NNKH ayaa ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Waxaa soo agaasimay iskusoo baxaan Culimaa’udiinka Ahlusuna waxaana Dadka ka qayb galay oo Isugu jiray qaybaha kala duwan ee bulshada ay gaarayeen Boqolaal dadwayne aha. Waxaa la arkayay gaadiidka raaxada oo socod ku maraya wadooyinka degmada iyo Dariiqoyinka Ahlusuna qaybahooda kala duwan oo qasiidooyin NABI amaan ah oo ay ku soo Dhawaynayaan xuska dhalashada Nabigeena Muxamed ka soo jeediyay goobta ay ku kulmeen Isu soo baxayaasha. Dadka ka hadlay isu soobaxa lagu soo dhawaynayo xuska dhalashada Nabiga oo 12-ka bishan Mowliid lagu wado in la dhigo ixtifaalka Nabigeena suuban ayaa isugu jiray Culimaa’udiin iyo Odayaal, kuwaasi oo ka hadlay sida ay muhiim u tahay in la wayneeyo maalintii Uu dhashay nabigeena Muxamamed. Puntlandi.com 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted November 29, 2017 The government making "Mowliid" a public holiday and Ahlusunna holding rallies in big cities are important steps forward in the fight against the Khawarij ideology that caused so much death and destruction in our country. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted November 29, 2017 waw, it is a pilgrimage, amazing Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted November 30, 2017 It looks Ahlusuna has a huge support in Galkacyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
anoo kale Posted November 30, 2017 Silly question: Does the SUN shine brighter in Somalia than in other places? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dahireeto Posted November 30, 2017 Why did you ask? The sweat on the guy's face? It is just a poor camera with wrong overcast settings. Quote Share this post Link to post Share on other sites
anoo kale Posted November 30, 2017 Not his sweat but the sun's illumination is just magnified for some reason probably due to no cloud cover plus poor cameras and technique. Quote Share this post Link to post Share on other sites