Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Mid ka mid ah wasiiradii uu magacaabay Waare oo sabab la yaab leh isku casilay

Recommended Posts

Deeq A.   

Jowhar (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare. ayaa Saacado ka hor ku dhawaaqay Golaha Wasiirada Maamulkiisa, waxaana durba is casilay mid kamid ah Wasiirada uu magacaabay.

Waxaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu is casilay  Wasiiru-Dowlahii Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta.

Ismaaciil Maxamed Culusow oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inuu xilkaas iska casilay isagoo ku sheegay sababta uu isku casilay inay tahay iyadoo aan markii horeba lagala tashan xilka loo magacaabay.

Waa Wasiirkii ugu horeeyay ee iska casilay golaha wasiirada hir-Shabeelle ee uu Maanta Magacaabay Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare.

Haddaba halkaan hoose ka dhageyso codkiisa:

http://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2017/11/Cod-is-casilaada.mp3

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada @live.com

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this