Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Hir Shabelle oo ku Dhawaaqay Golahiisa Wasiirada

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Maamulka Hir Shabelle Maxamed Cabdi Waare Ayaa Goordhow ku Dhawaaqay Golahiisa Wasiirada.

Madaxweyne Waare ayaa Magacaabay 20 Wasiir iyo 20 Wasiir ku Xigeen iyo 7 Wasiiru Dowlayaaal ah oo u badan Wasiiro Cusub.

Baarlamaanka Hir Shabelle ayaa lagu Wadaa in loo gudbiyo oo ay ansixiyaan wasiiradaasi .

La soco Magacyada Wasiirada La Magacaabay

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho

 

The post Madaxweynaha Hir Shabelle oo ku Dhawaaqay Golahiisa Wasiirada appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this