Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawiro: Maamulka Gobolka Banaadir oo Ilmaha Cabdullaahi Yuusuf ku wareejiyey Guri Muqdisho ku yaal oo xoog looga heystay

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimadda Online) – Maamulka Gobolka Benaadir ayaa ku guuleestay in uu dib ugu soo celiyo Dhul uu lahaa allaha u Naxariistii Madaxweynihii hore ee Soomaaliya C/laahi yuusuf Axmed Caruurtiisa Dhulkaas oo ku yaala Degmada Wadajir ee Gobolka Benaadir in muddo ah laga hastay.

Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa Sheegay in Qof muwaadin ah an laga heysan Karin Hantidiisa, Wuxuuna Balan ku qaaday Guddoomiyaha in an loo Dulqaadan doonin shaqsi Guri uusan laheyn si aan sharci aheyn ku heysto lagana qaadi doono.

Fulinta howshan ayaa goob joog waxaa u ahaa Maamulka Degmada Wadajir, Xilibaano, Siyaasiyiin, Odayaal Dhaqameed, qaar ka mid ah Caruurtii uu dhalay Allaha u naxariistee Maxaweyne Abdulahi Yusuf, iyo Bulshada Degmada kuwaas oo si wanaagasan u soo wada dhaweeyay talaabadani.

24068151_1956400514598698_6948699774802424131571_1956400414598708_8635509627018924232823_1956400384598711_5824788203006524232102_1956400164598733_7811283242956724232653_1956400237932059_1526815353082024131330_1956400091265407_5903365593920824232742_1956400121265404_4108252589962424067985_1956400391265377_2447684916441224293952_1956400227932060_1438332563840424059029_1956400137932069_4956617232061624177151_1956400231265393_63633555550825

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this