Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed waxaad u badan tihiin Dad aqoonyahano ah oo ka nadiif ah Qabiil islamarkaana ay ka go’an tahay in soomaaliya ay hesho Dowlada Cadaalad ah  gaar ahaan dhinaca Garsoorka sidaa Darteed waxaan nahay Dad Dhibanayaal ah oo Xaquuqdoodii ka waayey Garsoorka iyo Maxkamadaha, qaarkoodna inta Niyad jabeen ayey Dalka ka dhoofeen kuwa kale markii  Dhaqaalihii iyo Kabiihii  ka dhamaadeen ayey iska quusteen Mudanayaal Garsoorkii dalka waxaa uu noqodey mid qa