Sign in to follow this  
Deeq A.

BREAKING NEWS: 300 Shabaab ah oo saacadaha soo socda isku dhiibaya Jubbaland.

Recommended Posts

Deeq A.   

Ilaa 300 maleeshiyo kamida ururka Alshabaab ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socdo isku dhiibaan Mamaulka gobolka Gedo ee jubbaland.

Maleyshiyooyinkaan waxaa hogaaminaaya horjooge magaciisa lagusoo koobay  Fiilow.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this