Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirkii Wasiirka Ow-qaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya Dr. Iimaan C/llaahi Cali oo xil ka qaadis lagu sameeyay.

Recommended Posts

Deeq A.   

24058711_1624735344236293_42301281061021

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow xil ka qaadis ku sameeyay Wasiirka Ow-qaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya Dr. Iimaan C/llaahi Cali.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa xilka looga qaaday wasiirkan, iyadoo aan la sheegin sababaha xilka looga qaaday.

Waa tallaabadii ugu horeysay ee uu Ra’iisul Wasaaruhu qaado, isla markaana xilka ka qaadis ku sameeyo wasiir ka tirsan Xukuumaddiisa, kaddib markii ay Labo Wasiir is casileen bil gudahood.

Waxaa xilkaan si kumeel gaar ah usii hayndoona Wasiiru Dowlaha Mudane Abdihakim Hassan Ibrahim Ashkir

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this