Sign in to follow this  
Deeq A.

Kooxda kubada Cagta ee Melbounr Somali Team oo Bosaso lagu soo dhaweeyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Bosaso-[Puntland Post]-Magaalada Boosaso ee xarunta gobalka Bari ayaa maanta waxa lagu soo dhaweeyey Ciyaar Toy Somaliyeed oo Ka Yimaday Dalka ustuleriya .

Kooxdan ayaa maalinta bari ah waxa ay la ciyaari doonta kooxda FC Bari oo dhawaan ku guleysatay koobka Horyaalka Puntland.

Sida oo kale kooxda Melbounr somali team ayaa lagu wadaa in ay gaarto magaalada Garowe ee Caasimada Puntland si ay uga qeyb galaan tartan kubadeed oo halakaasi ka furmaya.

23795776_2035116710059040_6629692843152223844401_2035116220059089_2220437776309823844412_2035116303392414_8336919104298123905513_2035116456725732_8958745913420324059024_2035116526725725_59715860929850

Cabdiqani Boos 

Puntland Post- Bosaso

The post Kooxda kubada Cagta ee Melbounr Somali Team oo Bosaso lagu soo dhaweeyey appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this