Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Oo Goordhow La Magacaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Goordhow waxa uu Magacaabay Wasiirka Cusub ee Gaashaandhigga xilkaas oo mudooyinkaan banaanaa.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa waxaa xilkaas loogu Magacaabay Mudane Mohamed Mursal Sheikh Abdirahman.

Xilkaan ayaa waxaa horay u baneeyay sheegayna in uu si iskiis ah isaga casilay Cabdirashiid Maxamed Cabdullaahi.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this