Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo: Camey oo sheegay in meel aanu weligii ka soo bixin lagu ridayo askari gabar ku dhaawacay Boosaaso.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne  ku-xigeenka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar(Camey) oo Maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Garoowe ayaa sheegay”in meel aanu weligii ka soo bixin lagu ridayo” askari ka tirsanaa ciidamada Puntland oo lagu eedeeyay in uu gabar ku dhaawacay magaalada Boosaaso.

Cameey ayaa tilmaamay in askarigaan uu tacaddi u geystay gabadh lagu magacaabo Faa’iso,dabadeedna u baxsaday dhinaca magaalada Kismaayo,iyadoo halkaasi laga soo qabtay,islamarkaana uu haatan ku jiro gacanta Puntland,sida uu hadalka u dhigay.

halkaan ka daawo Muuqaalka.

The post Daawo: Camey oo sheegay in meel aanu weligii ka soo bixin lagu ridayo askari gabar ku dhaawacay Boosaaso. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this