Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo laga dhex helay dheg EEY (Warbixin xiiso leh iyo sawirro caddeyn ah )

Recommended Posts

Deeq A.   

Milkiile eey ayaa adduunka ka yaabisay markii ay daaha ka qaaday in sawirka saxda ah ee madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ay ku dhex aragtay dhexta eeygeeda.

Jade Robinson oo degan Jasiiradda Tyne & Wear ayaa waxay daaha ka qaaday in eygeedu uu sawirka madaxweynaha Mareykanka Donald Trump dhegta ku leeyahay.

25 sanno jirkaan ayaa sawirkaas caddeynta ah soo dhigtay mareegaha Facebook, kaasoo ay markii dambe noqday wax ay adduunyadu ka hadasho.

 “Hagaag, qof walba oo dhegtiisa oo ku dhexyaallo sawirka Donald trump, xanuun badan ayey u leedahay,” ayey kusoo qortay barteeda Facebook… Taasoo ay ku muujineyso inay mucaaradsan tahay ninka haya Kursiga Aqalka Cad, inkastoo ay xaqiiqadu tahay in gabadhaani ay u dhalatay UK.

Donald-Trump.jpg?resize=612%2C407

Halkaan hoose ayaad ka daawan kartaa sawirkaas cajiibka ah, iyo sida madaxweynaha 45aad ee Mareykanka Donald Trump looga dhexhelay dheg eey.

incredible-image.jpg?resize=615%2C820Kani waa sawirka cajibka ah ee adduunka qabsaday, dhegta eeygaan ayaana waxaa ka dhex muuqda sawirka Donald TrumpPresident-Donald-Trump.jpg?resize=615%2CSawirkaan aan calaameynay ee madaxweyne Donald Trump iyo midka ka muuqda dhegta eeyga miyeysan isku ekeyn?Chief.jpg?resize=616%2C821Kani waa sawirka eeyga dhegtiisa laga dhex helay sawirka Donald Trump

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this