Wiilo Posted October 18, 2004 ISKA DHAADHICI: Nin baa maalin dhakhtar u tegey isagoo u sheegay dhakhtarka inuu xanuunsanayo. Dhakhtarkii ayaa ninkii baritaan ku sameeyey su'aalana weydiiyey si uu u ogaado inuu ninkan cudurka haya iyo noociisa uu bal helo. Dhakhtarkiise wuxuuna dareemay in ninkan uu hayo wax la yiraa cuqdad nafsi ee uusan cudur kale hayn. Wuxuuna dhakhtarkii ninkii ku yiri "Waxaan kugula talinayaa inaad iska dhaadhicisid inaadan xanuunsanayn markaas ayaad bogsan doontaa." Ninkii ayaa yiri "Waahagaag dhakhtaroow", oo inuu tago isku dayey, markaas baa dhakhtarii yiri "War ninyahow lacagtii baadhitaanka isii". Ninkii baa yiri "Dhakhtaroow, adiguna iska dhaadhici inaan lacagtii ku siiyey. Go figure Quote Share this post Link to post Share on other sites
checkmate Posted October 19, 2004 looooooooooool@adiga xataa please iska dhaahdacsii in barsaleeto daan chiqiiq ay ku tahay, maxaa yeelay aniga xataa waxaan iska dhaadhacsiiyey in aan kula qoslo asxantu Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wiilo Posted October 19, 2004 Lol Shoobaro Go figure Quote Share this post Link to post Share on other sites