Sign in to follow this  
Deeq A.

Deg deg: In ka badan 100 Dagaallame oo ka tirsan Al-shabaab oo duqeyn lagu dilay.

Recommended Posts

Deeq A.   

Qoraal uu soo saaray militariga Maraykanka ayaa lagu shaaciyey in tobanaan ka tirsan AL-shabaab ay ku dhinteen duqeyn diyaaradahooda Drones-ka ay ka fuliyeen Soomaaliya.

Taliska Ciidanka Maraykanka ee Afrika oo qoraalkaan soo saaray ayaa sheegay in duqaynta salaasadii Maanta laga laga fuliyey meel 201 km Waqooyi galbeed uga beegan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho,islamarkaana ay ku dhinteen in ka badan 100 dagaallame oo ka tirsan Al-shabaab.

faahfaahin daqiiqado kadib.

The post Deg deg: In ka badan 100 Dagaallame oo ka tirsan Al-shabaab oo duqeyn lagu dilay. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this