Sign in to follow this  
Deeq A.

Deg deg: Muuse Biixi Cabdi oo ku guulaystay Madaxweynaha Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Muuse Biixi Cabdi ayaa ku guulaystay doorashadii madaxtinimada Somaliland ee la qabtay 13 bishaan Nov,sida uu shaaciyey guddiga doorashada Somaliland oo haatan shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa.

Guddiga ayaa sidoo kale sheegay in maadxweyne Ku xigeenka uu ku guulaystay  cabdiraxmaan Cabdullaahi Saylici oo horayba xilkaan u hayey.

 

 

Faahfaahin dgoor dhow Puntlandpost.net

The post Deg deg: Muuse Biixi Cabdi oo ku guulaystay Madaxweynaha Somaliland appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this