Sign in to follow this  
Deeq A.

Cabdulaahi Maxamed Barre oo loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Karkaar

Recommended Posts

Deeq A.   
caato.jpg?resize=577%2C577Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Karkaar

Digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magcaabay Guddoomiyaha Gobolka Karkaar ee Puntland.

Guddoomiyaha gobolka Karkaar ayaa looo magacaabay Cabdulaahi Maxamed Barre (Caato), iyadoo degreetada lagu magacaabay ay ahayd xeer Madaxweyne oo nambarkeedu yahay Lr.142 ee November 20, 2017.

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Karkaar ee Puntland Cabdulaahi Maxamed Barre (Caato) ayaa xilal Wasiirnimo ka soo qabtay Puntland, sidoo kale waxa ahaan jiray Sarkaal ciidamada xooga Soomaaliyeed, wuxuuna  sanadihii ugu danbeeyay ka shaqeynayay Hay’adda calamiga ah.

Hoos ka akhriso Digreetada
GKarkaar.jpeg?resize=685%2C943

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

PUNTLAND POST

The post Cabdulaahi Maxamed Barre oo loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Karkaar appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this