Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga Wadani Oo Fariin u Direy Taageerayaashiisa

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland C/raxmaan Cirro ayaa fariin u direy taageerayaasha xisbigooda ee ku sugan guud ahaan deegaannada maamulka Somaliland.

Waxa uu sheegay Cirro in shacabka laga doonayo iney ilaaliyaan xasiloonida, islamarkaana aysan sameyn wax qalalaase ah.

Cirro ayaa sheegay in weli uu jiro mad madow ku aadan hannana tirinta doorashadii dhacday, sidoo kalena aanay muuqan wax ka qabashada qaar kamid ah cabashooyinkii ay gudbiyeen.

Xisbiga Wadani ayaa u muuqda mid saluugsan tirinta cododka doorashadii dhacday 13-kii bishan oo ay u arkaan iney jirto wax is dabomarin.

Goobjoog News

 

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this