Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo:Madaxweyne Gaas oo u dhoofay dalka Ethiopia.Muxuu safarkiisu ku saabsan yahay?

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane.Cabdiweli Maxammed Cali(Gaas) iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u kicitimay waddanka Ethiopia.

Madaxweynaha oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha Kanooko ayaa sheegay in socdaalkiisu oo qaadan doona muddo 5 cisho ah uu la xiriiro kulan ku saabsan arrimaha amniga,ganacsiga iyo siyaasadda.

Halkaan ka daawo.

PUNTLAND POST

 

The post Daawo:Madaxweyne Gaas oo u dhoofay dalka Ethiopia.Muxuu safarkiisu ku saabsan yahay? appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this