Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamanka Puntland oo maanta xasaanad siiyay Afar Wasiir.

Recommended Posts

Deeq A.   

Baarlamanka Puntland ayaa maanta codka xasaanada siiyay 4 Wasiir oo ka tirsan Gollaha Xukuumadda sida Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Dib u dhiska iyo Horumarka Abshir Cabdulaahi Maxamed, Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska,Wasiiru dowladaha Kaluumaysiga iyo Wasiiru dowle Quraan-jecel.

Masuuliyiintan ayaa ka hor inta aan la siin xasaanada ka hor jeediyay fadhiga gollaha Wakiiladda Puntland khudbado ay kaga hadlayaan taariikh nololeedkooda.

Wasiirada Xasaanadda la siiyay ayaa qaarkood ka mid ahaa gollihii Xukuumadda horre iyo kuwa cusub oo uu dhawaan soo magacaabay Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas).

DSC0006.jpg?resize=900%2C600DSC1513-Copy-2-Copy.jpg?resize=900%2C600DSC1514-Copy-2-Copy.jpg?resize=900%2C600DSC1515-Copy.jpg?resize=900%2C600DSC1516-Copy-Copy-2.jpg?resize=900%2C600 Abshir Dhiirane

PUNTLAND POST

The post Baarlamanka Puntland oo maanta xasaanad siiyay Afar Wasiir. appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this