Som@li Posted August 29, 2004 Beri baa waxaa jiray boqor xoogaa wareeray ama buufis ku dhacay. Waxuu boqorku lahaa beer ay ka baxaan muus, canbe xab xab, ama qare, bas baas iyo waxyaalo badan, marka maalin maalmaha ka mida ayuu boqorkii dadwaynahii ku fasaxay beertii waxuu dhahay cuna oo wax yar ka soo qaata, boqorkii waxuu arkay beertii oo la dhameeyay wuu xanaaqay. albaabka ayuu askar dhigay waxuu amar ku siiyay qof kasta waxuu sito dabada halaga geliyo waxaa ugu soo horeeyay shiiq waxuu watay bas baas........ waxaa ku xigay wiil dhalinyara ah oo wata liin dhanaan markii loo sheegay in liinta la gelinaayo ayuu qosol ku dhuftay askartii ayaa yaabtay maxaad ku qoslaysaa ayay weydiiyeen waxuu dhahay saxiibkeey waxuu soo sitaa xab xab ama qare oo weliba intuu qaadi waayay madax ku soo sita........Sow lama gelinaayo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 29, 2004 Thanks sxb.....laakiin sheekada sidaa ma ahayn.. Ninka boqorka ah gabartiisaa la caashaqay waxaana jeclaaday shaqaalihiisii beerta uga shaqaynayay sidaas awgeed buu ciqaab uga dhigayay inuu dhaho qof waliba waxa uu sito ha is geliyo. Weliba dadka waxa uu ku dhahay qof waliba inta uu beerta galo hadiyada ugu fiican gabartayda ha uga soo jaro..... Take care Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 29, 2004 lol.wan gartay saxb, sidan aad u sheegtay bayba ku quruxbadan tahay, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Arsenal4Somalia Posted August 31, 2004 lol boqorku xaasid sanaa asaga sow ma dhihin ha la galo hadana ha la galiyo kulahaa.. Quote Share this post Link to post Share on other sites