Jacaylbaro Posted August 25, 2004 waxaa ka dhacay magaalada Antwerp wadanka Belgium nin ayaa wuxuu soo jeedey almost 1week oo uu meel fadhiyey uuna qayilayey. markii danbe ayaa waxaa cuncuntay futada ninkii wuxuu is yiri futada xoqo ! ! ! ! ! Show tiisa xoqi maayee wuxuu xoqayaa saaxiibkii ********* markaasuu yiri saaxiibkii war waamaxay dee ? ? !!! maqlimayo isagu.. .. . . . way ku sii kacday mar kaasuu aad u sii xoqay! ! ! Hadhow ayuu saaxiibkii tusay dadkii oo dhan; bal ninkan futadayda xoqaya eega ! ! ! Cabbaar ka dib buu ogaaday . . . . . dee xaal baa lagu xukumay inuu u qaado wixii meesha fadhiyey oo dhan qaad qaxqaxqaxqxaqaxqaxqax Quote Share this post Link to post Share on other sites