Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Shacabka Federaalka Ah Oo Isku Raacay In Qalbi-Dhagax Dhiibistiisu Aheyd Qalad

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha shacabka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kulankooda maanta qaatay go’aan ka dhan ah midka ay horay xukuumadda ugu dhiibtay Cabdikarim Qalbi-dhagax.

Golaha Shacabka ayaa dood ka dib ansixiyey warbixintii Guddiga QalbiDhagax oo ay sheegeen in Nabad-Sugida ay maareysey oo Madaxda Qaranka aan la siinin macluumaad sax ah.

Arrintan waxaa ay ka dhigan tahay in Cabdikarim Qalbi-dhagax uu ahaa muwaadin si qaldan loo dhiigay, isla markaana ONLF aaney aheyn koox argigixiso ah,

Talooyinka Guddiga Loo xil saaray Arrintii Qalbi dhagax Golaha Shacabku waa ay ansixiyeen .
152 ayaa ogolaatay.
6 way diiday .
3 aamustay.

Wararkan oo Faa-faahsan, Kala soco Goobjoog News

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this