anoo kale Posted November 17, 2017 I need this book asap. Can any nomad point me how to get hold of it ? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted November 18, 2017 I don't know where you can buy the book, but you can read a great deal of its content here 1 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
anoo kale Posted November 18, 2017 Mahad sanid LST. edit: I can't find the book, it has other interesting stuff but not the actual book. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted December 6, 2017 The book is very interesting. If you ever get the pleasure of reading our resident scholar Oodweyne's cryptic tirade against "Wanle Weyn", the following passage gives a bit of context. Wanle weyn -- Waa tuulo yar oo ku taal jidka u dhaxeeya Afgooye iyo Buur xakaba. Waxa kale oo loo yaqaan Daafeed. Waxay tuuladasi soo caan baxday 1960kii kolkii loo codaynayey xeerkii dalka ee la dejiyey kolkii ay labadii gobol ee Soomaaliya iyo Soomaalilaand la kala odhan jirey isku darsadeen. Tuuladaasi oo aanay dadkeedu badnayn waagaa ayaa la sheegay iney ka codeeyeen 9999 qof. Dadka reer Soomaalilaand oo ka soo horjeedey xeerkaasi ayaa arrintaa aad ula yaabay. Waana kolkaasi marka magaca Walle Weyn uu reer Soomaaliya u baxay. Ereyga wanle dadku aad uma aqoon waxaanay uqaateen in magacu yahay Walle. Arrintu siday doonto ha noqotee,ereyga wan waa caano. Wanle Weynna waa caano weyn ama waa meeshii caanaha badnayd. Magaca magaaladuna maaha Walle Weyn sida ay dad badani u haystaan ee waa Wanle weyn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
anoo kale Posted December 6, 2017 LST I couldn't find the book and there is no place I could buy it. Frustrating. Quote Share this post Link to post Share on other sites