Sign in to follow this  
Deeq A.

Daawo”Ehelada Gabar Dhibaato loogu geystay Boosaso Oo Xukuumada Puntland Fariin u diray

Recommended Posts

Deeq A.   

Bosaso-[Puntland Post]-Magaalada Bosaso ayaa lagu qabtay kulan ballaaran, kaasi oo looga hadlayey dhacaddi iyo kufsi dhawaan loo geystay gabar Soomaaliyeed.

Kulanka ayaa waxa soo qaban qaabiyey Ehelada gabadha dhibatada loogaystay waxana  ka soo qeyb galay bulshada qeybaheeda kale duwan.

Kulanka waxaa looga hadlay seddex qodob oo kala ah

1-Mahad loo mahad celiyey mamaulka Jubbaland oo eedeysanaha gacanta kus oo dhigay.

2-Puntland oo laga codsay in eedeysanaha sharciga horkeento

3-Cambaareen falkii xumaa ee loo gesytay Faa’izo

Daawo Dadka kulanka ka hadlaya oo Fariin u diraya Puntland 

 

Taliyaha-Badda-5.jpg?resize=1000%2C563Taliyaha-Badda-3.jpg?resize=1000%2C563Taliyaha-Badda-2.jpg?resize=1000%2C563Taliyaha-Badda-1.jpg?resize=1000%2C563Taliyaha-Badda-4.jpg?resize=1000%2C563

Cabdiqani Boos 

Puntland Post -Bosaso

The post Daawo”Ehelada Gabar Dhibaato loogu geystay Boosaso Oo Xukuumada Puntland Fariin u diray appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this