Sign in to follow this  
Deeq A.

Officials accuse NEC of not listening to Wadani's concerns about election fraud

Recommended Posts

Deeq A.   

Hargeysa ( Sh.M.Network)-Xisbiga Wadani oo ka tirsan Axsaabta Siyaasadeed ee ka qeyb galay doorashadii 13-kii Bishaan ka dhacday deegaanada Maamulka Soomaaliland ayaa ka cabanaya hanaanka uu u tirinayo Guddiga doorashada Madaxweyne ee Maamulkaasi Codadkii dadweynuhu dhiibteen. Masuuliyiinta Xisbiga Wadani oo maanta shir Jara’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa ka warbixiyay Cabashada uu ka qabo doorashada Xisbigooda. Xuseen Axmed Ceydiid oo ka tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Wadani  ayaa sheegay in cabashadooda  oo la xiriirta wax isdaba marin ku aadan codadka doorashada ay u gudbiyeen guddiga doorashada Madaxweyne ee Soomaaliland laakin iyadoo aan wax laga qaban cabashadooda uu guddugu iska sii wato hooshiisa. Maamulka Soomaaliland ayaa dhawaan waxaa lagu qabtay doorasho Madaxweyne oo codkooda ay ka dhiibteen shacabka Maamulkaas iyadoona  isha lagu wada hayo doorashadaasi marka loo eego Beesha Caalamka iyo Soomaaliya guud ahaan.

 

Source: shabelle Radio

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this