Sign in to follow this  
Deeq A.

Mareykanka Oo Duqeeyay Dagaal-yahannada Al-shabaab

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada Militariga Mareykanka waxaa ay duqeyn hor-leh ka geysteen Soomaaliya, iyaga oo sheegay in ay dileen dagaal-yahanno Al-shabaab ah.

AFRICOM waxaa ay intaasi ku dartay in 28 weerar oo cirka ay sanadka 2017-ka ka fuliyeen gudaha Soomaaliya taas oo ka dhigan in ay saddex jibbaareen weeraradii sanadkii hore.

Warbixin ay soo saareen arbacadii waxaa lagu sheegay in weerar cirka oo ay qaadeen habeenka talaadada ay ku dileen dagaal-yahhano Al-shabaab, duqeynta waxaa ay ka dhacday meel 96km ka xiga caasimadda Muqdisho dhanka waqooyi galbeed.

Goobjoog News

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this