Deeq A. Posted November 15, 2017 Tafatiraha PUNTLAND POST Abshir Dhiirane oo todobaadkii horre socdaal ku marey deegaano ka tirsan Gobolladda Mudug iyo Nugaal ayaa u kuurgalay barwaaqadda dayrta iyo nolosha xilligaan ka jirta dhulka baadiyaha oo kasoo doogay Abaartii SIMA ee ka dhacday Soomaaliya. Bahda PUNTLAND POST ayaa kusoo bandhigaysa muuqaalkaan nolosha dadka reer guuraaga iyo xoolahooda, wuxuuna diirada saarayaa jawiga quruxda badan ee ka jira deegaanada roobsadey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted November 19, 2017 beautiful land. no wonder it is called dhul udug. good to see geeljire enjoying rainy season niyoow. dhul udug went through a terrible drought. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites