Sign in to follow this  
Deeq A.

Dowlada Soomaaliya oo Soo Bandhigtay Shan Ruux oo Loo Qabtay Qaraxii Zoobe

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowlada Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Magacyada dad lagu tuhnsan yahay  qaraxii 14-kii bishii la soo dhaafay Octoober ka dhacay isgoyska Zoobe, ka dib baaritaano dheeri ah oo ay sameeyeen Hay’adaha amaanka.

Wasiirka Amniga gudaha ee dowlada Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow(Ducaale) ayaa shaaca ka qaaday shaqsiyaadka loo qabtay falkaasi qaraxa waxayna kala yihiin

  1. Mukhtar Mohamud Hassan (Gardhuub) –
  2. Abdiweli Ahmed Dirie (Abdiqani) oo ahaa madaxa qaraxyada Gobolka Benaadir, marka uu Gardhuub amarka ka yimaado
  3. Hassan Aden Isaq, oo ahaa darawalkii gaariga Noha-da, ahaana isku xirihii weerarka 14ka Oct, inta uusan wareejin Noha baa la qabtay.
  4. Ali Yusuf Wa’eys (Duale) oo ahaa shaqsigii loo diyaariyey inuu Noohada isku qarxiyo.
  5. Abdullahi Abdi Warsame Gaariga TM ka drawalka waday oo isku qarxiyey waa Maadey (Cismaan Xaaji)

afarlabokow

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this