Deeq A. Posted November 15, 2017 Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Maryan Qaasim Axmed ayaa goor dhow waxay iska casishay xilkaasi. Wasiir Maryan ayaa Goobjoog News u xaqiijisay iney xilkaasi iska casishay, waxaana ay sheegtay in daqiiqado kadib ay saxaafadda u faah faahin doonto sababaha ay xilkaasi uga tagtay. Drs. Maryan Qaasim ayaa mudadii ay xilkaan haysay waxbadan soo qabatay. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source Share this post Link to post Share on other sites