Sign in to follow this  
Deeq A.

IGAD oo ku Baaqday in la Xoojiyo Nabadda Gaalkacyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Gaalkacyo ( Sh. M. Network )-Saraakiil ka socota Urur Goboleedka IGAD ayaa kulamo gaar gaar ah madaxda Maamullada Galmudug iyo Puntland kula qaatay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Waxaana ay ka wada hadleen ammaanka Magaalada Gaalkacyo, iyo sida looga hortagi karo Colaadaha soo laa laabtay ee ka taagan Magaaladaasi. Saraakiisha ka socoto IGAD ayaa 3 maalin ee la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Gaalkacyo, waxaana ay ugu baaqeen labada dhinac in ay ka wada shaqeeyaan Nabadda iyo hormarka Magaaladaasi.

 

Source: Shabelle.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this