Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawiro: Shabaab oo soo bandhigay 4 dagaalyahan oo kaga dhintay Weerarkii Buula Gaduud (Hal beel ayey kasoo wada jeedaan!!)

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimadda Online) – Ururka Al-Shabaab ayaa Maanta si rasmi ah usoo bandhigay muuqaal ku saabsan dagaalkii Cuslaa oo ay dhawaan ku qaadeen Xerada Buula Gaduud ee Maamulka Jubbaland.

Haddaba Muuqaalkaas qeybtiisa dambe, Ururka Al-Shabaab ayaa kusoo bandhigay  Magacyada iyo beelaha ay kasoo kala jeedaan 4 qof oo ay sheegeen inay kaga dhinteen dagaalkii xoogaana oo ay dhawaan ku qaadeen Xerada Buula Gaduud ee Maamulka Jubblanad.

Waxaa xusid mudan in Afartaan dagaalyahan ay gabi ahaan kasoo wada jeedaan Deegaanka Koonfur Galbeed, waxaana qeyb ka ah ninkii fuliyey  Qaraxii lagu furtay howlgalkaas, halka seddexda kalana ay ku dhinteen Dagaalka.

Afartaan nin ayaa dhammaantood kasoo wada jeedo deegaanada Maamulka Koonfur Galbeed, iyadoo seddex kamid ah ay kasoo jeedaan Beesha Raxan weyne halka mid kalana uu yahay Eelaay.

1) Cabdulqaadir Cali Ibraahim (Boqol Hore)

Cabdulqaadir-Cali-Ibraahim-Boqol-Hore.pn

2) Maxamed Macalin Xasan (Hadamo)

Maxamed-Macalin-Xasan-Hadamo.png?resize=

3) Maxamed Nuur Aadan (Hariin)

Maxamed-Nuur-Aadan-Hariin.png?resize=696

4) Cabdulcasiis Cabdullaahi (Muctazim) Eelaay, gaar ahaan kuwa dago Buur Hakaba, waana ninkii fuliyey qaraxa is miidaaminta.

 Cabdulcasiis-Cabdullaahi-Muctazim-Eelaay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this