Sign in to follow this  
Deeq A.

Federal Employees in Mogadishu Don't Show Up To Work Due To Fear Of Alshabab

Recommended Posts

Deeq A.   

Image result for wasaaradda maaliyadda

 

Waxaa haawanaaya qaar kamid ah xarumaha dowlada Federaalka ah ee Somalia, kadib digniintii kasoo baxday Taliska ciidamada AMISOM ee xaruntiisu tahay Xalane. Xarumaha dowlada ee haawanaaya ayaa waxaa kamid ah kuwa saaran hareeraha laamiga ee aanu heysan ilaalo ku filan, iyadoo sababta lagu sheegay cabsi la xiriirta dhanka amaanka.

 

Xarumaha ugu badan ee dowlada ayaan heysan ilaalo, halka qaarna ay leeyihiin kuwo aad u farabadan oo aan la ogeyn waxa ay howshoodu tahay.

Mid kamid ah howlwadeenada Xarunta Wasaarada Arrimaha Dibadda ayaa sheegay in inta badan shaqaalaha ay yihiin kuwo aan soo shaqo tagin waxa uuna tilmaamay in tani ay la qabaan Wasaarado dhowr ah. Waxa uu sheegay in shaqaalaha qaar ay yihiin kuwo isku bedela shaqada si ay u kala nasiyaan, maadaama xiliga lagu jiro ay tahay mid adag. Wasaarado dhowr ah ayuu sheegay in cabsi jirta aawgeed aan loo shaqo tagin, kuwaa oo uu sheegay inaysan heysan ilaalo ku filan, sida uu hadalka u dhigay.

 

Si kastaba ha ahaatee, maleeshiyaadka Alshabaab ayaa dhowr jeer ku goodiyay inay dhulka dhigi doonaan dhismooyinka dowlada, inkastoo aan la ogeyn waxa ku kalifaaya markii laga soo tago argagixisanimadooda.

 

Source: caasmada.net

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Do these guys who design MINISTRY building don't even have basic understating of security, physical security,  no wonder every attack,100s die, you have to re-locate ministries in certain areas, far away from the public road,  and be not easily accessible,  is this 5-star hotel? and In SOMALIA you don't space issue, no more big buildings

 

https://en.wikipedia.org/wiki/Physical_security

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this