Barwaaqo Posted November 13, 2017 Meeday maxaabiistii, goobtii codbixinta ileen film la metelayo oo hindiya ayaad noo shideene kkk Mida kale rasaasta kor loo loo ridayaa waa maxay? Daawadayaashiina maxaad caqligooda u caayeysaan ma damiinaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted November 13, 2017 Axmed Ibraahim Cawaale, WasiiruDawlaha Wasaaradda Qorshaynta ee Maamul gobleedka Puntland oo ayaa guul Puntland gaadhay ku sheegay tiro kooban oo ah kaadhadhka codbixiyaha doorashada Somaliland oo uu miis hortiisa yaal ku soo bandhigay. Wasiirka ayaa lixdameeyo kaadh oo laga leeyahay degaanada hoos yimaada Buuhoodle ku soo afmeeray hanjabaaddii Xukuumadda iyo Baarlamaanka Puntland ka soo saareen wax ay ugu yeedheen “ilaalinta xuduudaha Puntland”. http://www.laascaanood.com/daawo-puntland-oo-khajilaka-iskaga-biisay-lixdameeyo-kaadh-oo-ay-iibsatay-wasiir-guul-ku-sheegay/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 13, 2017 Puntland usually talks a lot of bs but they have facts backing them up. There was no voting in Eastern Sanaag and Buhoodle, a low turnout in Las Anod. It seems the Harti are not ready to jump on Habro gravy train. That said, the election went well, something for other Somali regions to emulate! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted November 13, 2017 niyoow it was a great day for SSC. the people rejected fake election and rose to the occasion. niyoow guul iyo gobanimo aya shekadi ku dhamatay. wa ilahay mahadii. abdiweli saved his job at the end of the day. by the way, somaliland will claim massive number of votes in SSC but it is prepared fake numbers. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Holac Posted November 14, 2017 This is what they call firing blanks. It is a ridiculous exercise. Quote Share this post Link to post Share on other sites