Suldaanka Posted November 14, 2017 Sheikh Maxamed Idiris oo fariin soo dhigay hambalyo iyo bogaadin ah bartiisa Facebook. Quote Hambalyo Somaaliland. Waxaan hambalyo, duco iyo bogaadin hawada u marinayaa madaxda, shacabka, murashaxiinta iyo dadweynaha somaliland, sida wanaagsan ee dawladnimada, ilbaxnimada iyo xilkasnimada leh ee doorashadii madaxweynuhu ku soo dhamaatay maalinkii shalay ee 13 Nov, 2017. Waxaan Eebe weyne uga baryayaa dawladda iyo dadka somaliland inuu u siyaadiyo nabad gelyada iyo barwaaqada iyo horumarka. Haddaan lays xaqirihayn oo soomaalidu wax isu ogoshahay, reer somaliland wexey somalida kale u dhigayaan casharo waaweyn xagga rabitaanka dawladnimada iyo nidaamka iyo kala dambaynta. Guusha doorashooyinka iyo dawladnimada somaliland waxaa gundhig iyo saldhig u ah, dadka somaliland ayaa si dhab ah oo daacadnima ah dawladnimo u raba. Koonfurna waxaa xaqiiqa ah in badani inaaney dawladnimo rabin, kii dhaqaaqna tobani lugaha ku dhegto. Somaliyey maad wax isu ogolaataan oo dawladnimada iyo waxaba somaliland inoogu dhiibtaan ha inna hogaamiyeene. Kolba anigu Hargeysa ayaan u socdaa inshallah. 1 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted November 14, 2017 16 minutes ago, Suldaanka said: Somaliyey maad wax isu ogolaataan oo dawladnimada iyo waxaba somaliland inoogu dhiibtaan ha inna hogaamiyeene. Waanu idin heshiisiin karaa oo wax idi bari karaa sababtoo ah jinsigaynu wadaagnaa balse dawlad wadaagi mayno Sheekhoow. Sheeku wuu ku mahadsanyahay hambalyadda. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 14, 2017 What Galbeedi said came out. There was close contest between WADANI and Kulmiye in Sahil and Kulmiye won Maroodijeex region with a small margin. Wararka Hada Nasoo Gaadhaya Xarunta Dhexe Ee Xisbiga Waddani iyo Natiijada Ay Hayaan 14/11/2017 MAROODIJEEXKulmiye 51%Wadani 40%Ucid 9%SAAXILKulmiye 52%Wadani 45 %Ucid 3 %TOGDHEERKulmiye 35 %Wadani 60 %Ucid 5 %SOOLKulmiye 40%Wadani 42 %Ucid 8 %SANAAAGKulmiye 32%Wadani 65 %Ucid 3 %AWDALKulmiye 35 %Wadani 62 %Ucid 3 %TotalWadani 50 %Kulmiye 45 %Ucid 5 % http://salaanmedia.com/?p=183684 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted November 14, 2017 Doqon iyo nin liitaa Durbaabadda Siyaasiga Dagaal moodayee Kii la doortaba U dabaaldegoo Kaan la dooranoow Beri baa dambaysee U soo diyaargaraw. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 14, 2017 Kulmiye say they are not happy with the results they got in the east and want a recount for Caynaba, Garadag and Las Anod. Deg Deg.Masuuliyiinta xisbiga KULMIYE oo codsaday in sadex Magaalo dib loogu tiriyo"Masuuliyiinta xisbiga kulmiye ayaa lagu soo waramayaa in natiijada gobolada bari aay, aad uga biyo diideen,warar ka ag dhaw dhaw xarunta xisbiga kulmiye ayaa subulaha soo gaadhsiiyeu in xisbigu codsaday in dib loogu tiriyo magaalooyinka,GARADAG,CAYNABO IYO LAASKA." http://subulahanews.com/2017/11/14/deg-deg-masuuliyiinta-xisbiga-kulmiye-oo-codsaday-in-sadex-magaalo-dib-loogu-tiriyo/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted November 14, 2017 Preliminary result of the totals : Ucid. 44,000 kulmiye. 190,000 waddani. 230,000 Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted November 14, 2017 14 minutes ago, galbeedi said: Preliminary result of the totals : Ucid. 44,000 kulmiye. 190,000 waddani. 230,000 I am not sure about these numbers. How can ucid could pull off 44,000 Some gabiley district boxes brought back without the presences of waddani muraaqib must be disqualified Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted November 14, 2017 If Kulmiye loses togdheer by these margins oh 60 vs 35. It is done deal. In my own math I thought saaxil would go to Kulmiye but with these small margin of 52 vs 45. Definitely Kulmiye lost the election Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted November 14, 2017 Togdheer the stronghold of Kulmiye changed hands and that is big news. I do do not think a victory in maroodi jeex and saaxil would rectify the big loses in awdal ,togdheer and sanaag Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 14, 2017 Yh it is like galbeedi said. WADANI won almost all regions apart from Sahil and Maroodijeex with a small margin loss. Salaanmedia.con kasoo gaadhey Gobolada dalka ayaa, lagu xaqiijiyey in Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani kaga lib helay labada Xisbi ee Kulmiye iyo Ucid Gobolada Sanaag,Sool,Togdheer,Awdal halka Gobolka Saaxilna uu Xisbiga Kulmiye ka horeeyo codad aan ka badneyn shan kun oo cod islamarkaana, Gobolka Maroodi/jeex iyo Caasimada Hargeysana aad isugu dhaw yihiin labada Xisbi. http://salaanmedia.com/?p=183711 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted November 14, 2017 In some regions like Awdal and Togdheer WADANI is ahead over 20k each. That is a big margin. Codadka wadani Goboladda dalka ku Hogaminayo AWDAL 25000SANAAG 15000TOGDHEER 21000SOOL 9000 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted November 14, 2017 Is it me or the number of registered or eligible voters is low? I thought the population of Somaliland is pushing four million. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted November 14, 2017 Galbeedi, There are some news which are saying that Waddani is doing very well in the Eastern regions & Awdal region. But still, no confirmations or concrete numbers. Therefore, it is all heresay. Anyway. this is the lame Federal Gov't spin on Somaliland's presidential elections. Waa wax lagu qoslo. If they can't say the proper deserved words, they should just keep quiet and assume nothing happenned. Anyway, it just shows how inept they are. Quote Share this post Link to post Share on other sites