Sign in to follow this  
boxer

SEE WEELAANEE???

Recommended Posts

boxer   

ninaa igu yiri sheekadaan waxaa kamaqlay ninka mid ah raggay kudhacday marka dhab iga dhaha NOOMAADEEEY.

sheekadaan waxay kadhacday Sacuudi...waxay aheed mar uu tarxiil sixun oga jiray magaalada ... marka maalin maalmaha kamid ah aa sadex nin oo soomaali ;) ah aa waxaa cayrsaday askartii sacuudi sababtoo ah ma aysan haysan ciqaamadii dalkujoogta...say u ordaayeen aay waxay galeen masjid...siday u joogeen baa askartiibaa dalaq sootiri masjidkii...markaas bay sadexdii nin isku raacday in ay xirtaan salaad been been ah si aysan askartu ugu saqajaamin...askartiibaa kufahantay oo soo ag istaagtay... mid ninamkii kamid ah baa arkay askartii inay soo ag istaageen... markaas buu yiri "Allaaaahu akbar...lakoooooyun" markaas aa kii labaad yiri "Allaaahu akbar...see weelaanee?" kii sadexaad baa inta soo booday yiri "allaaahu akbar....rooraanee" ....fakatax orodeey isku siidaayeen:p

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

Macalinka weyn, waala heshay. :D:D:D

 

Adiga sheekadaan ila fiiriba.

_______________

 

Nin macalin ah ayaa maalin ugu wacdinaayay dadka

is qabo isagoo leh, "Markastoo aad isu tagtaan ajirkiina wuxuu la mid tahay idinkoo dilay qof gaal ah!"

 

Xaaskiisana goob joog ayay ahayd, waxayna u heshay fursad ay odaygeeda ku heli karto markay u baahato ciyaartaas, duqana saas ma u jecleen ciyaarta.

 

Macalinkii markuu dhameeyay wacdigii oo guriga la tagay ayay xaaskii oo sugi weysan tiri, "Aaw Ma'alinoow, kooy gaalaa dilaanee!"

 

Waxay sheekada marka isku badashay in uu maalintiiba shan gaalo ah ay dilaan. Hadaba sidii caadada ahayd ayaa xaaskiisii waxay tiri, "Aaw Ma'alinoow, kooy tuman gaalaa dilaanee."

 

Markaasuu macalinkii dhahay, "Walaagii sayidanaa Cali seefshee dhamaayi waayti, shufteey muku dhamaadayaan!!!"

 

Kii fahmaayo lee fahmi karo. :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this