boxer Posted April 8, 2004 ninaa igu yiri sheekadaan waxaa kamaqlay ninka mid ah raggay kudhacday marka dhab iga dhaha NOOMAADEEEY. sheekadaan waxay kadhacday Sacuudi...waxay aheed mar uu tarxiil sixun oga jiray magaalada ... marka maalin maalmaha kamid ah aa sadex nin oo soomaali ah aa waxaa cayrsaday askartii sacuudi sababtoo ah ma aysan haysan ciqaamadii dalkujoogta...say u ordaayeen aay waxay galeen masjid...siday u joogeen baa askartiibaa dalaq sootiri masjidkii...markaas bay sadexdii nin isku raacday in ay xirtaan salaad been been ah si aysan askartu ugu saqajaamin...askartiibaa kufahantay oo soo ag istaagtay... mid ninamkii kamid ah baa arkay askartii inay soo ag istaageen... markaas buu yiri "Allaaaahu akbar...lakoooooyun" markaas aa kii labaad yiri "Allaaahu akbar...see weelaanee?" kii sadexaad baa inta soo booday yiri "allaaahu akbar....rooraanee" ....fakatax orodeey isku siidaayeen:p Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 8, 2004 Salaan... Macalinka weyn, waala heshay. Adiga sheekadaan ila fiiriba. _______________ Nin macalin ah ayaa maalin ugu wacdinaayay dadka is qabo isagoo leh, "Markastoo aad isu tagtaan ajirkiina wuxuu la mid tahay idinkoo dilay qof gaal ah!" Xaaskiisana goob joog ayay ahayd, waxayna u heshay fursad ay odaygeeda ku heli karto markay u baahato ciyaartaas, duqana saas ma u jecleen ciyaarta. Macalinkii markuu dhameeyay wacdigii oo guriga la tagay ayay xaaskii oo sugi weysan tiri, "Aaw Ma'alinoow, kooy gaalaa dilaanee!" Waxay sheekada marka isku badashay in uu maalintiiba shan gaalo ah ay dilaan. Hadaba sidii caadada ahayd ayaa xaaskiisii waxay tiri, "Aaw Ma'alinoow, kooy tuman gaalaa dilaanee." Markaasuu macalinkii dhahay, "Walaagii sayidanaa Cali seefshee dhamaayi waayti, shufteey muku dhamaadayaan!!!" Kii fahmaayo lee fahmi karo. Quote Share this post Link to post Share on other sites