Sign in to follow this  
Mooge

Puntland will not allow Somaliland election in many sool and nugal districts

Recommended Posts

Mooge   

niyoow Somaliland wants to bring ballot boxes to Nugal area, but Puntland has sent troops and strong warning that it will not allow that. The election boxes will not pass LA which Somaliland occupies with the help of the local subclan there (Adhicadeeye boys).

 

nyoow there are tens of small districts beyond Lascanod that will need ballot boxes. some of these districts are close to even Garowe.  so far the election will not pass lascanod. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland playing the spoiler in this peaceful elections. 

 

Somaliland has already done the groundwork. The sultan of East Sanaag was in Hargeisa earlier in the month and his task is to prepare those area for peaceful elections. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Moge

Snm hadday sanduuq doorashadooda qardho geyso ciidan hir istaagi kara ma jiro.

 

ciidanku wuxuu kasii dambeeyaa beesha tuulada degta mana fara gelin karo, boowe dadkii tuulada deganaa yaa doorsoomay maxaa laga qaban karaa!

 

Aragtidayda nadaamku wuxuu ka khaldamay markii jufo kaliya farta subag loo geliyay dadkii kalana laga dhigay derajada labaad ama wixii loo garto aa qura, ay lasii jeesan karaan.

 

Qaabka noocaasa wuxuu keenayaa daciifnimo aad u baahsan iyo in tuulo wabaa maslaxad raadsataa xataa hadduu dhurwaa dad cuna yahay way la noolaan inta calooshiisu buuxdo.

 

puntland khaliijka qaar bay ka dhaqaalo badan tahay dadkeeduna waa musaalim aad u dhaqan fiican dadka koonfurta ka yimaada tahriib bay ku galaan indhahaygaan saaray kuwa doonaya inay "lug" ku galaan si ay uga shaqaystaan.

 

boqortooyada carabta waxaa ilaaliya dadka tirada yar iyo kuwa tirada badan labadaba wayna isku kalsoon yihiin waayo cid baahi gaara qabta ma jirto

 

Haddii hogaanka laga dhigo beel oo laga gudbo jufo xaduudka qaranka waa la ilaalin karaa sida dastuurka soomaalida ku qoran.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

The two states are on the verge of a war right now. This is dumb. Why not allow the election to proceed peacefully instead of spilling innocent blood?

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Haka baqin walaal, dagaalami maayaan xaqiiqdu intaan ognahay kaliya ma'ahan

 

Nimankaan reer sool qori iyo "jaad" free ah bay isku wataan,reer puntland'na dani uguma jirto walaalkood, iska qayilaya,aqoonsi aan lahayn dartiis inay ku dilaan, wayna ogyihiin inaysan snm dhul u dhaxeeya garowe laas caanod lasoo dejinayn.

 

Arimaha dibadda ee puntland waxay ku wajahantahay federalka dhexe iyo sidii loo badbaadin lahaan maamulka xaaf, oo shalay ay ku sheegayeen inuusan dastuurka waafaqsanayn, gobol iyo rubucna federal qaadan karin.

 

Maantana dhufays bay ka dhigteen ay ku awr kacsadaan wixii soo fara gashadana, dawladda puntland waxay balan qaaday inay si deg-dega uga jawaabi doonto, ayadoo kaashanaysa beesha caalamka iyo dawladaha carabta labadaba.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Barwaaqo,

 

Reerka dhanka masayrka laguma gaadho. Horimarka ay Laascaanood iyo dhamaan Sool & Sanaag ku talaabsanayaan ayaa laga masayray. :D

 

Loo joojin maayo nin iska hawaawiray oo dunida waxba kala socon. 

 

Ibrahim Gadhleh wuxu yidhi:

Dar' alaad u hurudaa waxba dunida kama ogid

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

gooni, xaaf is doing well niyoow. :)

 

suldaanka, niyoow anigu reerkiina cayi mayo. puntland way hadashay, hadalkedana somaliland way maqashay. lascanod haso dhafina niyoow. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maan caytamay? Jealousy is said to be one of the many states of human mind. 

 

The fact that today, Sool boasts as pastion of peace, more peaceful and orderly than Garoowe or Bosaso. Is an achievement. 

 

Both Kulmiye  and Waddani have earn marked close to 30 million dollars in development aid for Laascaanood in the next 2 years. That is almost 50% of Puntland's annual budget. 

 

Among projects that will be funded is the Laascanood Water supply which is aiming to deliver water to every street in Laascaanood. Houses will be able to tab into the Laascaanood Municiplity water pipe on the street to get fresh clean water to their houses.

 

Other major project include street lamps, new Roads, and Laascaanood Dam which is funded by the UAE.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

doorashadii hore puntland waxay tiri car laascaanod doorasho haka dhacdo,,, tan maantana waxay leeyihiin car laascaanood hasoo dhaafaan,hhhhh

 

bal tan 2022 maxay dhihii doonaa car garowe haka dhacdo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Moge

laascaanood hadday maradii cagaarnayd ka dul taageen,maxaad ku falaysaa ,,xalaal lagu dhal iyo tuko raq? iyo tulooyinkaas yar-yar.

Garowe hasoo dhaafina yaa ku xigta haddii sidan xaalku kusii socdo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 11/8/2017 at 4:10 AM, Holac said:

The two states are on the verge of a war right now. This is dumb. Why not allow the election to proceed peacefully instead of spilling innocent blood?

 

Who are you ?

 

You kind sit on the fence but slightly tend towards SL.

 

Your anti PL, reer Mogadishu matihid.

 

Who do you hail from ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

anoo kale, I am from Earth and my relatives are human. 

 

cadnaan1, you are right.  Puntland's changing threats over the years is very telling. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Anoo Kale,

 

Holac has a right to state his opinion. He is calling for peace.

 

If Somaliland is right on certain issues he will side with them, if they transgress he usually points their mistakes. 

 

What that has to do with  " Qolomaa tahay?

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this