Sign in to follow this  
Deeq A.

WAR MURTIYEED: Shirkii Madaxda Dowlada iyo kuwa Maamul Goboleedyada oo la soo Gaba gabeeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa Goordhow Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya lagu soo gaba gabeeyay shirkii u dhaxeeyay madaxda Maamul Goboleedyada iyo dowlada Dhexe ee dalka.

Shirkaan oo Muddo 10 Cisho ah ku dhowaad ka socday magaalada Muqdisho ayaa ugu dambeeyntii laga soo saaray War Murtiyeed ay madaxdu ku heshiiyeen.

Hoos ka Aqriso War Murtiyeedka shirka ka soo baxay.

1-2-1.jpg?resize=720%2C9602-2-1.jpg?resize=720%2C9603-2-1.jpg?resize=720%2C960

Xasan Maxamed Samatar Cowke 

Puntland Post Muqdisho

The post WAR MURTIYEED: Shirkii Madaxda Dowlada iyo kuwa Maamul Goboleedyada oo la soo Gaba gabeeyay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this