Deeq A. Posted November 3, 2017 Cali Khaliif Galaydh oo caawa ku sugan magaalada Cayanaba ayaa kulan la leh Muuse Biixi Cabdi iyo masuuliyiin kale oo uu ka mid yahay Wasiirka Madaxtooyada SNM Maxamuud Xaashi Cabdi , Kulankan oo ay warbaahintu dibad Joog ka tahay isla markaana aan la ogolayn in Wariye uu ka soo agdhwaado ayaa la filayaa in maalinimad berri ay War murtiyeedka ka soo saaraan Waxa ay isla meel dhigaan Muuse Iyo cali khaliif. Cali Khaliif Galaydh oo Caawa ay u tahay habeenkiisii 10 ee noqo si cad Somalilander sida uu Todobaadkii hore ku saxiixay inuu ka mid yahay Somaliland . Malaga yaabaa inCali Khaliif oo ahaa aqoon yahana 20 sano wax ka badan wax ka dhigayey Jaamacado ku yaalla Wadamo kala duwan sida USA uu maro wadadii uu marey aqoonyahanka Saaxiibkii Axmed Ismaaciil Samatar oo kol hore ku biirey Xisbiga Kulimye , isla markaana u ololeeya imina Xisbiga Kulmiye . iibgeeyana barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga Kulmiye .? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted November 4, 2017 niyoow galaydh is 79 years old almost and this kind of action is khatumo xumo. lol. the respected professor has damaged his brand like Samatar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
galbeedi Posted November 4, 2017 Cali and Muuse are both going down. This election will eliminate a lot of people for good. Quote Share this post Link to post Share on other sites