Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Qarax gaari oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Online)-War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in Qarax lagu soo xiray gaari uu ka dhacay inta u dhexeysa Isgoyska Banaadir iyo Isbitaalka digfeer.

Qaraxa oo intiisa badan laga maqlay degmooyinka Gobolka Banaadir, ayaa waxaa gaariga loogu xiray mid kamid ah Shaqaalaha dowlada oo magaciisa lagu soo koobay Ceydiid.

Ruuxaani qaraxa loogu xiray gaariga ayaa xiligaa ku jiray goob ganacsi oo aan sidaa uga sii fogeyn goobta waxaana xigay Qaraxa gaariga oo uu ka badbaaday.

Qaraxa kadib ayaa waxaa halkaa is qabsaday rasaas xoogan oo ay ridayeen ciidamada dowlada ee goobta ka dhawaa.

Qarax-1.png?resize=696%2C391Qarax-2.png?resize=696%2C391Qarax-3.png?resize=696%2C391

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this