Sign in to follow this  
Deeq A.

Mareykanka oo shaki ka qabo in dhaqaalaha ay siiyaan dowladda loo wareejiyo Ururka Argagixisada ee Shabaab

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimadda Online) – Xafiiska Kormeeraha Guud ee Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ugu qaabilsan Afrika ayaa la sheegay inuu ku fashilmayo sidii uu u hubin lahaa haddii Maalgelinta la siiyo DFS aan loo gudbinin Alshabaab.

Qoraal ay Unugga La-socodka ee Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka soo saareen maalintii Isniinta ee la soo dhaafay ayey kaga digeen arrintaasi, waxayna sheegeen inuusan Xafiiska weli u dejinin Siyaasad iyio Tallaabadda lagu ogaanayo inaysan Maalgelinta Barnaamijyadda  Maraykanka ka fuliyaan dalalka kalen inaysa noqonin kuwo gacanta u gala Kooxo ay ka mid yihiin Alshabaab, Boko Haram, waa sida hadalka loo dhigay,.

Warbixinta ka soo baxday Xafiiska Kormeeraha Guud ee Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ugu qaabilsan Afrika oo ka koobnayd 44 bog ayaa lagu muujiyey in Kormeerayaal ka tirsan Xafiiskooda tusaale ahaan u soo qaateen 66 million oo Dollar oo ay Dowladda Maraykanak siiyeen Ciiddanka Milliteriga Somalia 7-dii sanno ee la soo dhaafay.

Xafiiska Kormeeraha Guud ee Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ugu qaabilsan Afrika ayaa la sheegay inuu ku fashilmayo sidii uu u hubin lahaa haddii Maalgelinta la siiyo DFS aan loo gudbinin Alshabaab.

Qoraal ay Unugga La-socodka ee Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka soo saareen maalintii Isniinta ee la soo dhaafay ayey kaga digeen arrintaasi, waxayna sheegeen inuusan Xafiiska weli u dejinin Siyaasad iyio Tallaabadda lagu ogaanayo inaysan Maalgelinta Barnaamijyadda  Maraykanka ka fuliyaan dalalka kalen inaysa noqonin kuwo gacanta u gala Kooxo ay ka mid yihiin Alshabaab, Boko Haram, waa sida hadalka loo dhigay,.

Warbixinta ka soo baxday Xafiiska Kormeeraha Guud ee Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ugu qaabilsan Afrika oo ka koobnayd 44 bog ayaa lagu muujiyey in Kormeerayaal ka tirsan Xafiiskooda tusaale ahaan u soo qaateen 66 million oo Dollar oo ay Dowladda Maraykanak siiyeen Ciiddanka Milliteriga Somalia 7-dii sanno ee la soo dhaafay.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this