Sign in to follow this  
Deeq A.

DP World oo laga arinsanayo joogitaakeeda Puntland

Recommended Posts

Deeq A.   

Image result for Bosaso port

 

Waxaa Saaka oo Khamiis ah Degen Xaaladda Magaaladda Boosaso ee Xarunta Gobolka Bari, Taasi oo ay shalay Hareeyeen Mudaharaadyo Qasaaro Geystay. Ciidamo Badan oo ka tirsan kuwa dowladda ayaa lagu arkayaa saaka wadooyinka Waaweyn ee magaalada, iyo Xarumaha dowladda. Banaanbaxyadii Shalay ayaa waxaa ku dhinay Hal Qof, iyadoona ay ku dhaawacmeen ilaa 2 qof oo Kamid ahaa dadkii Ka banaanbaxayay Xirnaashaha Dekedda oo Wali Khilaaf ka Taaganyahay, Dhinaca Kale waxaa wali Xaniban Howlihii Shaqo ee Marsada Boosaso, oo aheyd Isha Kaliya ee dhaqaalaha Puntland, ayna ku tiirsanaayeen Boqolaal Qof oo isugu Jiray Xoogsato iyo Gaadiidley. Wasiirka Dekedaha Puntland Siciid Maxamed Raage oo shalay ka hadlayay Warbaahinta Gudaha ayaa Ku baaqay In dadka banaanbaxaya ay Guryahooda dib ugu laabtaan, wuxuuna wali ku adkeysanayaa in Aan waxba laga badalin Dhaqaalihii Dekedda.

 

Maanta, maalintii Todobaad waxaa Xiran Dekedda Boosaso oo aysan wax badeeca ah ka soo Degin Lagana Dhoofin.

 

widhwidh online

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

bosaso port's sale to DP world was a hasty decision and it must be reviewed niyoow. i agree with 100% that people must fight this deal. this is a deal to stop bosaso from becoming a hub and the deal favors berbera port which DP world wants to focus on. we don't want DP world. we want to run our own affairs independently niyoow. 

 

this deal sucks. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this