Sign in to follow this  
Deeq A.

Saraakiisha Dowladda “Al-Shabaab Hub Farabadan Ayaan Ka Furanay Markii Ay Nasoo Weerareen” (DHAGAYSO)

Recommended Posts

Deeq A.   

Gobolka Shabeellaha Hoose waxa Maalmihii la soo dhaafay laga dareemayay dhaq dhaqaaqyo Milateri oo ay wadaan ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM.

Maxamed Ciise oo ka mid ah Saraakiisha ciidamada xoogga ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegay in dhaq dhqaaqyadaas looga gol leeyahay sidii Al-Shabaab looga saari lahaa deegaanada ay Gobolkaas ka joogaan.

HALKAN KA DHAGAYSO

Halkaan ka akhriso

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this