Sign in to follow this  
Che -Guevara

Mogadishu Consultation Meeting

Recommended Posts

gooni   

xaqiiqdu waa sax,waa sidaa uu u sheegay askari reer hebel lagu keenay ma hor istaagi karo  nin loogusoo shubay xuurulciin udgoon yaa janada kugu sugaysa

 

waxaan aaminsabahay wakhtiga lagu jiro dartiis baarlamaan ma anfacayo soomaaliya, iska daba wareeg waa baylah shacab in laga saaro meesha xataa kuraastooda loo qaybiyo suuqa yaanyada.

 

Hogaanka ugu sareeya ama madaxweyne laga dhigo mansuur robow ayaduna waa muhiim,una madax banaanaado ciidankiisa,mushadad ma'ahan waa muctadil ama dhexdhaxaad wuuna yaqaan maska godkiisa

 

mabda'yaa mabda'hor istaagi kara waxaana tusaala noogu filan suufiyadii madaxa bunka marsan jiray uma tagi karaan,waayo ayagaba xuurulcayntu way sugaysaa haday jihaadka kuwada dhintaan.

 

Haddii taas la waayo godod badan waa la qodi

 

kuwaan lagu sheegayo madaxwaynaayaasha in lala tashado waa wakhti lumis waayo 500m ma dhaafi karaan goboladay ka yimaadeen oo waliba shisheeye ku ilaaliyo jeebkoodana caqligooda ma dhaafsana

 

puntland yaa ugu roonayd ayadana waxaa lagu iibiyay raqiis, si, shacabku u niyad jabo sida koonfurtana maalin walbana qayb la laayo maal gashiga carabtu labada dhinacba waa ka socdaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this