Deeq A. Posted October 30, 2017 Guddoomiyaha maxkamadda sare ee maamulka Koonfur Galbeed Sheekh Axmed Cabdullaahi (Fanax) ayaa shir jaraa’id oo uu maanta qabtay ku sheegay inuu la kulmay handadaad iyo is hortaag, taasina ay ku qasabtay inuu xiro xafiiska. Read More Share this post Link to post Share on other sites