Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed oo La Xirey

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha maxkamadda sare ee maamulka Koonfur Galbeed Sheekh Axmed Cabdullaahi (Fanax) ayaa shir jaraa’id oo uu maanta qabtay ku sheegay inuu la kulmay handadaad iyo is hortaag, taasina ay ku qasabtay inuu xiro xafiiska.

Read More

Share this post


Link to post
Share on other sites
Guest
This topic is now closed to further replies.
Sign in to follow this