Deeq A. Posted October 29, 2017 Golaha wasiirrada Soomaaliya ay sheegeen inay xilkii ka qaadeen taliyihii booliiska Cabdixakiim Daahir Saacid iyo Agaaismihii Nabadsugidda Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe kadib qaraxyadii iyo weerarkii shalay ka dhacay badhtamaha Muqdishu oo lala beegsaday huteelka Naasa Hablood. Read More Share this post Link to post Share on other sites